…
HOGAAMIYIHII TAMIL TIGERS OO LAGU DILAY
Telefishinka Qaranka ee Wadanka Sri Lanka ayaa waxay goor dhowayd sheegtay in Hogaamiyihi Tamil Tigers Vellupialli Prabhakaran uu geeriyooday….
HALKAN KA AKHRI KHUDBADA M/WEYNAHA SOMALILAND EE DABAALDEGA 18 MAY

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta kala qayb galay Dadweynaha Somaliland Xafladda Dabaaldega 18 Guurada la soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland M/weynaha ayaa khudbad dheer oo dhincyo badan Taabanaysa halkaasi ka jeediyay…
DABAALDEGA 18 GUURADA MADAXBANAANIDA SOMALILAND 18 MAY DAAWO SAWIRO BEERTA XORIYADA HARGEYSA

DABAALDEGA 18 GUURADA MADAXBANAANIDA SOMALILAND 18 MAY DAAWO SAWIRO…
WAR DEG DEG AH: WARIYIHII HADHWANAAG EE S/LAND MUSTAFE JANAALE OO GOORDHAWAYD XABSIGA LOO TAXAABAY

Degdeg ah: Wariyihii Shabakadda Wararka Hadhwanaagnews Ee Somaliland Mustafe-Janaale Oo Goordhawayd Xabsiga Loo Taxaabay…
AQOONYAHANKA SOMALILAND-KOOX MADAXBANAAN WAR MUURTIYEED

Aqoonyahanka Somaliland-Koox Madaxbannaan:
Fulinta Talooyikii Guddiga Dhexdhexaadinta
(16.05.2009, Hargeisa, Somaliland)…
MADAXWEYNAHA S/L MUDNE RIYAALE DHAMBAAL HAMBALYO EE 18 MAY U DIRAY SHACBIGA S/L
Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa caawa dhambaal Hambalyo ah u diray guud ahaan shacbi-waynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan gudo iyo dibadba xuska 18aad oo ah maalinta qaranimada Somaliland.
…
BARACK OBAMA OO SAFIIR CUSUB U MAGACABAY WADANKA CHINA
Madaxweynaha Wadanka Maraykanka Barack Obama ayaa waxaa uu Jon Huntsman uu Magacaabay Safiirka Wadanka Maraykanka ee uu fadhiya Wadanka China….
SHIRWEYNAHA 3 AAD EE URURKA ARDAYADA JSL EE YEMEN OO DOORTAY HOGAAN CUSUB(SAWIRO)
Ururka ardayda JSL ee Dalka Yemen oo ku qabtay magaalo madaxda dalka Yemen doorashadiisii saddexaad ee lagu dooranaayay hogaanka sare ee Urukaaas kaas oo hagi doona sanad jaamacadeedka 2009/2010 doorashaas oo lagu qabtay hoolka weyn ee ( Balqiis hall ) ee magaalada Sanca…
CIIDAMADA PAKISTAN OO SHEEGAY INAY LAAYAN DAGALAYAHNO KA TIRSAN TALIBAN
Islamabad 17 May 2009 THN
Ciidamada Dawlada Pakistan ayaa sheegay in 24kii saacadood ee ugu dembayay aay ku dileen 47ka tirsan Ururka Taliban.
…
GUDOOMIYAHA KULMIYE OO MEEL FAGAARE AH KALA HADLAY JAALIYADA S/LAND EE INGRIISKA (SAWIRO)
Waxaa Xalay oo Sabti ah kadhacay magaalada London Galbeedkeda Shirbaladhan oo ay kasoo qaybgaleen Jaliyadda Somaliland ee kudhaqan waddankan Ingriiska, Shirkan Waxaa wadajir u qaban qaabiyay, jamciyadda kulmisa ururada Somaliland ee Yurub…
XISBIGA UCID ANIGA AYAA U AH XOGHAYA WARFAAFINTA MEEL AAN KAGA BAXAY IYO MEEL AAN KU IDHI WAAN….
Waxan leeyahay xisbiga Ucid aniga aya u ah Xoghayihii warfaafinta meel aan kaga baxay iyo meel aan ku idhi waan ka tagayna ma jirto.
A/Naasir Yousuf Osman (Qodax)
Xog-Hayaha warfaafinta ee xisbiga ucid…
WARBIXIN: 19-SANADOOD KA DIB MAXAA IS-KA BEDELAY WAAYAHA NAAFADA JAMHUURIYADDA SOMALILAND?

Waa hubaal in ay in badan oo bulshada ka mid ahi ay ila dareemi karaan gaar ahaan kuwa laga yaabo in ay ka soo jeedan Qoys uu ka tirsan yahay qof naafo ah,…
TOLOW DAAHIR RAYAALE CILMIGU MA HABEEN BUU KU SOO GUUREEYEY? MAXAMED KAAHIN
“Tolow Daahir Rayaale Cilmigu
ma habeen buu ku soo guureeyay?”
Maxamed Kaahin – Afhayeenka Xisbiga Kulmiye…
XAFLADII MINNESOTA EE XUSKA 18 MAY ( DAAWO SAWIRO)
Xafladii Minnesota aa xalay Oo Si Heer Sare Ah U Dhacday Iyo Gudoomiyihii Jaaliyada Somaliland Ee Minnisota Xasan Yonis Iyo Ururka Dhalinayarad Somaliland aa Minnesota Oo Hadalo Ka Jeediyay.

…
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO MAALINTA QARANIMADAJAMHUURIYADDA SOMALILAND 18 MAY BAHDA TOGGAHERER
Dhamaan Maamulka shaqaalaha Iyo Wariyayasha Webka ToggaHerer oo kala ah,Waxaanu Hambalyo U diraynaa Shacbka Iyo Qaranka Somaliland maaalinta la soo noqoshada Xoriyadii Luntay 1960 ee Isniin 18 May 1991 Waan maalin farxad iyo quruxi ku dheehantahay, waa maalin qaali ku ah Umadda Somaliland….
INDHOCADE IYO GAADIID DAGAAL OO FARA BADAN OO UU WATO OO KU BIIRAY DHINACA SHARIIFKA
WArar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde iyo 17 ka tirsan Gadiidkiisa dagaalka ayaa ku biiray dowlada KMG ah ee Soomaliya isagoo haatan ku sugan Madaxtooyada Soomaliya ee Muqdisho….
PRESS-RELEASE JAR.
JAR has no much idea or background to mention about a recent released freelancer journalist called Hathis Mohamed Hathis who is based in the capital city of Somaliland cities (HARGEISA)…
INAN YAR OO SOOMALIYAD 8 SANO JIR AH OO CUNSURIYAD AWGEED TAREEN LOOGA TUURAY FINLAND
Amal Farah Abdi waa Inan Yar oo Sideed sano jir ah AYAA iyada oo dooneyesa in ay Tareen ka raacdo badhtamaha magaalada Espoo ee dalka Finland uu Nin Saan-Cadaale ahi Albaabka Tareenka xoog uga soo tuuray oo dhabar dhabar dhulka ugu dhacday.

…
MANCHESTER OO XAQIIJIYISAY HANASHADA KOOBKII 18 EE HORYAALKA INGRIISKA
Kooxda Manchester oo maanta xaqiijisay inay ku guuleysteen koobkii 18aad ee horyaalka Ingiriiska,

…
XASAN TURKI IYO BOQOLAAL KA MID AH CIIDAMDIISA OO FADHIISAN KA SAMAYSTAY XARUNTII DAYNIILE
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo Hogaamiyaha Islaamiga Sheekh Xasan Cabdalla Xirsi TURKI oo hogaamiya mid ka mid ah garabyada Islaamiyiinta,

…
ALSHABAAB OO DEEGAANO HOR LEH KU WAAYAY DAGAALADII AY LA GALEEN AHLU SUNAH
Ururka Alshabaab ayaa u muuqda mid gacantooda deegaanadii ay horay ugu joogeen Gobolka G/gaduud, iyadoo intii u harsaneyd ay haatan u muuqdaan kuwo lagala wareegayo, kadib dagaalo faraha looga gubtay oo ay la galeen Urur diimeedka…
DR SHEEKH YUSUF AL-QARDAAWI DAGAALADA SOMALIYA WAA KUWA NASIIB DARO AH.
DOXA 16 MAY 2009 THN

Madaxa hay’ada culimada islaamka ee caalaamka Sheekh Yuusuf Al Qardaawi ayaa ku tilmaamay dagaalada ka socda dalka Soomaaliya kuwo nasiib darro ah….
BARLAMANKA ITOOBIYA OO MEEL MARIYAY CODSI BEESHA SHEEKHASH INAY YESHAN MAAMUL KA MADAXBANAN KILIL 5
Adiss Ababa 16 May 2009 THN
Baarlamaanka wadanka Ethiopia ayaa ansixiyay Codsigii Beelaha Sheekhaashta iyo Duubada ee deegaanka Raaso inay ay yeeshaan Maamul ka madaxbanaan deegaannka ismaamulka Soomalida

…
GUDDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY LONDON (SAWIRO)
Waxaan Lakulmi Doona Bulsha weynta Somaliland ee Qurbajooga annigoo kala hadli doona meelo fagarayaal ah: Axmed Siilanyo.
…
WELCOME TO SOMALILAND, THE NICER PART OF CRUMBLING COUNTRY
Experts regard the spat as temporary and expect foreign governments to keep funding Somaliland-based relief efforts and political reform projects, but Somaliland’s limbo status appears more enduring.

…
WARYASI AANU LA YEELANAY GUDOOMIYAHA XISBIGA UDUB /UK MUDANE AXMED NAASIR
Hargeysa-Gudoomiyaha Xisbiga UDUB/UK Mudane Axmed Naasir, ayaa waraysi aanu la yeelanay kaga hadlay arrimo badan

…
KULAN XIISO LAHAA:GUDIDDA DHAQAALAHA GOLAHA WAKIILADA IYO ARDYADA S/LAND EE WAX KABARATA UGANDA
Kulan weyn oo ah kii noociisa ugu horeeyey ayaa dhexmaray Xubnaha Gudidda Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland oo hadda yugaadha ku sugan iyo ardayda Somaliland ee dalka uganda wax ka barata habeenkii khamiistu soo galaysay ee 13ka bishani May.

…
XUKUUMADA MARAYKANKA OO EED DUSHA UGA TUURTAY ERITREA KU LUG LAHAANSHO DAGAALADA XAMAR
Xukuumada Mareykanka ayaa ku eedeysey Eritrea inay ku lug leedahay colaada ka jirta magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay war murtiyeed ay soo saartey wasaarada arimaha dibada ee Mareykanka….
XAAWALAYDII UGU DADA WEYNAYD CAALAMKA OO GEERIYOOTAY SAKHAN DOSOVA 1879 – 2009

XAAWALAYDII ADUUNKA UGU DA’DA WEYNAYD OO GEERIYOOTAY SAKHAN DOSOVA 1879 – 2009…
AWEYS OO SI GAAR AH UGU HANJABAY AXMED GODANE OO AH MADAXA ALSHABAAB
Xassan Dahir Aweys Oo Si Gaar Ah Ugu Hanjabay Ahmed Godane Oo Ah Madaxa Al-shabaab Iyo Dagaalkii Muqdisho Oo Wajiyo Dhawr Ah Yeeshay….
WARIYE XADIIS MAXAMED XADIIS OO XARUNTA DAMBI BAADHISTA EE CID DA LOO TAXAABAY
Tifatiraha shabakada Wararka ee Baadiyenews.com Mr. Xadiis Maxamed Xadiis, ayaa lagu xidhay xarunta dambi baadhsita ee CID-da magaalada Hargeysa.

…
GOLAHA WASIIRADA OO XILKII KA QAADAY TALIYIHII CIIDAMADII MILETERIGA SOMALIYA GENRAL SICIID DHEERE
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah ka yeeshay xaalada dagaalada ka sii socda Magaalada Muqdisho, iyagoona kulan albaabada u xiran goor dhow ugu soo gaba gaboobay Xarunta Madaxtooyada….
MAXAMED DHEERE OO KA DEGAY MUQDISHO MARKIIBANA U DHAAFAY VILLA SOMALIYA
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd garoonka diyaaradaha ee Muqdisho uu ka degey gudoomiyihii hore ee gobolka Banadir Maxamed Dheere, halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen masuuliyiin ka tirsan DKMG….
LABAD GUDOOMIYEY OO DALKA KA DHOOFAY XILI KHILAAF SIYAASADEED KA JIRO DALKA
Hagaysan14 May 2009(THN)
Labada hogaamiye ee xisbiyada mucaaridka ah Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Eng. Faysal Cali-waraabe ayaa dalka debeda uga baxay iyadoo ay weli taaganyihiin duruufihii muranka siyaasadeed ee ka dhashay dib-u-dhaca doorashada madaxtooyada Somaliland.
…
WASIIRKA CAAFIMAADKA OO XADHIGA KA JARAY DIYAARADA CUSUB EE XORIYO
Berbera 13 May 2009 (THN)
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Md. Cabdi Haybe ayaa shallay xadhiga ka

…
WASIIRKA QORSHAYNTA S/L CALI SANYARE OO SHIR LA YEESHAY HAYADAHA CALIMAGA AH
Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Md. Cali Maxamed Ibraahin (Cali Sanyare) ayaa Somalilandpress xog-waran ka siiyay kulan balaadhan oo uu Gudoominayay,

…
XAFLAD XILALKA LOOGU KALA BADALAYEY LABA XOGHAYE OO MAANTA KA DHACDAY X/G/DH EE UDUEB
Hargaysa 13 May 2009 (THN)
Waxaa manta magalaada Hargaysa ka dhacay xaflad xilka loogu kala wareejinayey xoghayihii hore gobolka ee xisbiga talada haya ee Udib mudane Axmed Cabdi Cismaan iyo xoghayaha dambe oo ay u doorteen xilkaasi mudane Axmed Maxamed Faarax(Gamaame) taas oo ka dhacday xaruntka dhexe ee xisbiga Udub,…
