MUCJISOOYINKA ADUUNKA GABADH 51 XABO OO BASBAAS ADARI AH MARISAY INDHAHEEDA DAAWO VEDIO IYO SAWIR
Posted on: April 13, 2009
- In: togaherer
- 2 Comments
MUCJISOOYINKA ADUUNKA GABADH 51 XABO OO BASBAAS ADARI AH MARISAY INDHAHEEDA DAAWO VEDIO IYO SAWIR

Gabadh 28 Sano jir ah oo lagu magacaabo Anandita Dutta Tamuly una dhalatay Wadanka India ayaa dhigtay rikoodh la yaab leh ka dib markii ay indhaheeda marisay 51 xabo oo ah Bas Baas adari ah markii ay indhaheeda marisay ayaa loo aqoonsaday haweeneyda ugu mucjisada iyo geesinimada badan caalamka laguna qoray Book mucjisada lagu qoro ee la yidhaa The Guinness Book.
Anadita ayaa sheegtay inay Bas baasku wax kulayl ah aanu ku rebin afkeeda iyo jidhkeeda waxaanay intaa ku dartay in ay cunista basbaabs ka bilowday iyadoo 5 sano jir ah isla markaana arrintan iyada ay ku sheegtay inay dhaxal siisay oo ay gebi ahaanba la qabsatay kuleylka Basbaaska. Ilaa mudadda aan waday cunista basbaasbka haddii uu qabaw ama hargab igu dhaco waxaan isticmaala basbaasbka kadibna waan ku ladnaada waxaanan dareemaa caafimaad.
Ninkii adduunyada noolaw maxaa aragti kuu laaban Horaa loo yidhi karinta hadaynaan ka guurin goraya heeryaysanina way inagaga soo bixi.
Oday Maxamed
2 Responses to "MUCJISOOYINKA ADUUNKA GABADH 51 XABO OO BASBAAS ADARI AH MARISAY INDHAHEEDA DAAWO VEDIO IYO SAWIR"
waa jeclahay daawashaga webkaan waana caadi markasta in aan daawado waa fmahadsantihiin adinka
June 14, 2009 at 3:32 pm
waa jeclahay wab kaan mar kasta in ffirsado