Toggaherer’s Weblog

NIN SOMALI AH OO LAGU DILAY SOUTH AFRICA (DAAWO SAWIRADA)

Posted on: February 8, 2009

NIN SOMALI AH OO LAGU DILAY SOUTH AFRICA (DAAWO SAWIRADA)

CapeTown 08 Feb 2009 ToggaHerer
Habeenkii xalay ayaa kooxo dablay South African ah dil toogasho u geysteen ganacasade Somali ah xilli uu ku sugnaa meheradiisa oo ku taalla tuulada Delft ee Duleedka Cape Town ee dalka K/Afrika.

Kooxadan Dablayda ah oo ku hubeysanaa baastoolado ayaa waxa ay dhac u geysteen Meherada kadibna waxa ay madaxa ka toogteen mulkiilaha dukaankaasi .

Marxuumka la diley oo ahaa 38-jir ayaa lagu magacaabi jirey Axmed Abukar Xuseen waxaana galinkii dambe ee maanta lagu aasey qabuuraha muslimiinta ee Athlone mana jirto cid loo qabtey falkaasi arxan darada ah ee lagula kacay Ninkaa Soomaalida ah.

Horraantii isbuucan ayaa waxaa ganacsade kale lagu diley tuuladaasi muwaadin Soomaaliyeed iyadoo dukaanka xaley lagu diley ganacsade Axmed Abukar horey loogu diley laba nin oo Soomaali ah taasi oo dilka Marxuum Axmed ka dhigeeysa dilkii 3-aad ee Muwaadiniin Soomaali ah loogu geysto isla dukaankaasi oo kaliya.

XAFIISKA WARQABDKA TOGGAHERER
SOUTH AFRICA
Muse Maxamed Aden

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: